Wadahadaladii u dhexeeyay Maamulka Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka ee maamulkaasi oo heshiis ka gaaray arimo ay isku hayeen maalmaahaan.
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Talada haya ee UDUB Maxamed Ismaaciil Bulaale oo saxaafada u sharaxay wixii lagu heshiiyay
Maxaa kajira in Sii hayaha safaarada Soomaaliya ee Jarmalka uu ku howlan yahay iibsashada safaaradii Soomaaliya ee ku taal magaalada Born ee Dalka Jarmalka.
Roobab mahiigaan ah oo xalay ka dad’ay Magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku dhow-dhow.
Roobabkaan oo ahaa kuwo dadku aad u sugayeen ayaa waxa ay dhinaca kale dhibaatooyin u geysteen dadka soo barakacay ee ku jira xeryaha Magaalada Muqdisho
Xoghayaha Aimaha Bulshada Isbaheysiga Dib u xureynta Col.Cumar Xaashi Aadan oo maanta meel fagaare ah kala hadlay dadka Magaalada Beledweyne.
Cumar Xaashi"soomaliya kama jirto dowlad ee waxaa ka jira kooxo iska soo horjeeda oo u baahan in ay katashadaan sidii dalka loogu heli lahaa dowlad samatabixisa bulshada soomaaliyeed".
Warar kala duwan oo ka soo baxaya ujeedada saaka loo xanibay wadada dhexmarta Baydhabo iyadoo xalayna Magaaladaas lagu dilay Allaha u naxariistee Sheekh Ibraahin Yalaale kaasoo Xildhibaan ka soo noqday Dowladii Carta lagu soo dhisay, aqoonyahanada Digil iyo Miriflana ka mid ahaa.
Mid ka mid ah horjoogayaasha Maleeshiyada Beesha Sade oo ku dhawaaqay inay ka hortagi doonaan oo ayna weerar ku qaadi doonaan Magaalada Jilib iyo Deegaanka Kamsuuma oo ay dhawaan la wareegeen Ciidamad
Waxaa saacadihii la soo dhaafay laga dareemayay dhaq dhaqaaq Milatari magaalaa Kismaayo kadib markii Beesha Sade ee gacanta ku haysa magaalo xeebeedkaasi ay ka war haleen
Dadka rayidka ah ee ay shalay Ciidamada Itoobiyaanku ku dileen duleedka Magaalada Walaweyn oo sii kordhaya
Dadka ay laayeen Ciidamada Itoobiyaanka oo la sheegay inuu ka mid yahay cunug 4 sano jir ah iyo Afhayeenka Golaha Maxaakiimta oo ka hadlay khasaaraha iyaga soo gaaray iyo kan ay gaarsiiyeen Ciidamada Itoobiyaanka
Siyaasiyiin,Madax ka tirsan Dowlada Federaalka iyo Dadweyne aad u farabadan oo saaka ka qeyb galay Aaska Avv.Ilyaas Xaaji Maxa’ud Maalin oo ka dhacay Qabuuraha Gen.Daa’uud ee Magaalada Muqdisho.
Siyaasiyiin uu kamid ahaayeenProf.C/laahi Axmed Afrax Dr.Xuseen Xaaji Bood,Cali Iimaan Gadaw iyo xubno kale ayaa iyaguna ka soo xaadiray Madashii Aaska Marxuumkaasi.
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan oo ka hadlay waxqabkiisa ku aadan Gobolak Hiiraan iyo Gudoomiyihii hore oo ku cataabay in meeshii wax loo qaban lahaa xil ka qaadis loogu badalay
Wuxuu ka warbaxshay waxa uu uga duwan ahay isagu maamulkii hore iyo waxa ugu horeeya ee uu qabanayo
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliyed oo xalay lagu toogtay Magaalada Baydhabo iyo Dagaal dad ku dhinteen oo ka dhacay xalay magaalada Kismaayo.
Odayaal iyo waxgarad ka tisan beesha Muduudlood oo war ka soo saaray mooshin ka dhan Ra’iisulwasaare Nuur Cadde oo ka socda Baydhabo.
Af-hayeen u hadlay Beesha Muddulood ayaa ka dhawaajiyay in si gooni ah xilka Ra’iisyulwasare loo ugaarsanayo oo magaalada Muqdishana ay tahay meesha laga hago xildhibaanada mar kasta keena mooshinka lagu rido Ra’iisulwasaara kasta oo Beesha Hawiye leedahay gaar ahaan..............
Dagaal Beeleedyo mar kale ka dhacay Degmada Mahadaay ee G/Shabeelada Dhexe.
Waxgarad kala duwan oo kasoo jeeda Beelahaasi ayaa ku baaqay in deg-deg loo joojiyo Colaada kasoo Cusboonaatay Deegaanada Degmada Mahadaay ee G/Shabeelada Dhexe.
Xasan Daahir Aweys oo markii ugu horeysay qirtay in khilaaf uu soo kala dhexgalay madaxda Isbahaysiga Dib u xoreynta.
“waxaan leenahay labo hay’adooda kuwaasoo kala ah Golaha dhexe oo mas’uul ka h nidaamka lagu shaqeeyo iyo golaha fulinta oo wixii golahasi keeno fuliya marka wixii la qortay ee la isku ogaa arin ka baxsan ayay ku dhaqaaqeeen marka hadii xitaa khalad dhaco ayaa waxaa laga fiiriyaa in wax la qaadan karo ay keenaan sidaa daraadeed nidaam daro iyo waxay isku darsadeen wax umadii u qaadmi kara oo aysan keenin taasaana keentay isfaham la’aanta” ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ku sugan Magaalada Asmara ee dalka Ereteraya.
Xuskaan iyo kuwii sanadihii u danbeeyayba la qabtay ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili dhalinyaradii Soomaaliyeed kala noqdeen kuwo lagu dilayo Muqdisho,kuwo carabta xeebahooda ku dhamaanaya iyagoo tahriibaya balse si ula ka ah looga daadinayo Doomaha ay saaran yihiin sidoo kale kuwii galay ......................
Dadka degan Tuulada Yaaqbariweye ee Gobolka shabeelaha Hoose oo si aad ah uga qaxay deegaanadooda.
Arinta ugu saameynta badan ee ay dadka deegaanku uga qaxayaan guryahodoa ayaa ah kadib markii 3 maalmood ka hor ay CiidamadaItoobiyaanku ku dileen Deegaanka Leego 3 dhalinyaro ah oo markii ay dileen kadib meydadkooda wajiag uga shubeen...............
Kulan horudhac ah lagu xalinayo khilaafka weyn ee soo kala dhexgalay Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale iyo xisbiyada mucaaradka oo xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland.
Kulan kale oo lagu wado inay mar kale isugu yimaadaan kaasoo lagu shaacin doono wixii lagu heshiiyay........
Qaar kamid ah Ergadii Isbahgeysiga Dib u xureynta ee ku sugnaa Dalka Jabuuti oo ku laabtay Magaalada Casmara.
Madaxii Ergada Isbaheysiga Dib u xureynta C/Raxmaan C/Shakuur iyo Mas'uuliyiin kale oo ku laabtay Magaalada Casmara,iydoo xubno kale ay ku hareen Jabuuti
Madaxda Jaamacada Muqdisho ee G/Banaadir oo Maanta warsaxaafadeed ay soo saareen ku dalbaday in lasii daayo Macalin u dhashay Dalka Keynya oo laga qafaashay Xarunta Jaamacadaasi ee Magaalada Muqdish
Xariga Macalinkaasi ayaa waxaa Canbaareeyay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan G/Banaadir iyo Qaar kamid ah Hey’adaha Caalamiga ah oo aad uga xumaaday Xariga Macalinkaasi.
Soomaalida ku dhaqan Dalka Keenya oo Codsay in ay soo farageliso Dowlada Dalkaasi dhibaatooyin ay kala kulmaan intabadan Ciidamada Boliiska Keenya.
Waxaa soo baxaya Eedeymo ku aadan in Arimahaan ay sabab u yihiin somalida gaar ahaan kuwoodii ugu dambeeyay ee wadnka Kenya soo galay iyadoo intabadan dadku ay ku Andacoonayaan in dadka cusub ay Ciidamada Kenya Bareen lacago farabadan.