RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Munaasabad ay ku qalin jebiyeen in kabadan 300 oo Arday oo ka baxay Machadka Brothre's oo lagu qabtay H/Banaadir ee M/Muqdisho.- 05 Sep 2008
waxaa la daabacay Fri 05 Sep 2008 06: 07: 54

Xaflad Balaaran oo lagu Maamuusayay Qalinjibinta Arday Dhameysatay Waxbarashada,Computer IT,Computer software,Saxaafad,Luqada Englishka iyo Barashada Caafimaadka ee Dugsiga Brothers Computer ayaa lagu qabtay Hotel Banaaadir ee Magaalada Muqdisho.



Munaasabadaas ayaa waxaa ku Qalin jebiyay Arday Gaareysa 300 oo Arday,kuwaas oo Shahaadooyin muujinaya heerka waxbarashadooda lagu Gudoonsiiyay Xafladaas Qalin jebinta ah ee ka dhacday Gobalka Banaadir.



Sedaxda Boqol ee Arday ee ka Qalin jebisay Dugsiga Brothers Computers ayaa waxa ay u kala qeybsanaayeen,100 Arday oo ka qalin jebisay Computer software,80 Arday oo ka qalin jebisay Saxaafad,70 ka qalin jebiyay Caafimaad iyo 50 Arday oo kaqalin jebiyay Computr IT.waxaana dhamaan tood lagu doonsiiyay Shahaadooyin ay ku farxeen qaadashadooda.



Munaasabadii Xafladaasi waxaa ka qeyb galay Mas'uuliyiin ka tirsan Bahda waxbarashada,Fanaaniin,Xubno ka socday Shirkadaha Isgaarsiinta,Waalidiin,Arday iyo Saxafiyiin kala duwan.
Mas'uuliyiintii ka hadashay Munaasabada Xafladii Qalinjebinta ayaa waxa ay sharaxaad dheer ka bixiyeen Ahmiyada Waxbarashadu ay u leedahay Ubadka Soomaaliyeed iyo sida loogu Baahanyahay in Macalimiinta Dugsiyada ay ugu dadaalaan soo saarida Arday ay sareyso Aqoontooda.



Maamulha Dugsiga Brothers Computer Ustaad Maxamed Cumar Maxamed Negeeye oo isna halkaas ka hadlay ayaa sheegay in Macalimiinta Dugsigoodu ay dadaal dheer u galeen sidii ay u soo saari lahaayeen Jiil Cusub oo Aqoonta Luqadaha heer wanaagsan uga jira,islamarkaana ay sii laba laabidoonaan Dadaalkooda ku aadan wax barida Ubadka Soomaaliyeed.



Sidoo kale waxaa Munaasabadaas ka hadlay Macalin ka mid ah Macalimiinta ugu Fir-fircoon Machadka Brothers,kaasi oo ahaa Macalin Mahad Maxamed Barre oo isna sheegay in ay soo saari doonaan Arday kasii badan kuwa haatan ka qalin jebiyay Machadka Brothers.



Fanaaniintii ka qeyb gashay Munaasabadaasi qaarkood ayaa waxa ay halkaas kusoo bandhigeen Suugaan kala gedisan oo ka turjumeysay Wanaaga Qofka Bani'aadamka ah ay waxbarashadu u leedahay,waxaana kamid ahaa Fanaaniintii halkaas heesaha ka qaaday Fanaanada Weyn Binti Cumar Gacal iyo Fanaaniin kale oo kamid ahaa Fanaanka Abasheekh.



Ardaydaan ka qalin jebisay Machadka Brothers ayaa ah Dufcadii 15-aad ee ka Qalin jebiya Macahadka Brothers oo kamid ah Macaahida Magaalada Muqdisho kuwooda loogu jecelyahay,islamarkaana Waalidiintu ay jecelyihiin in ay Ubadkooda geeyaan.



Xafladii ugu danbeysay ee ay ka qalin jebiyeen ilaa iyo Sedaxda Boqol ee ka baxay Machadka Brothers ayaa waxa ay kusoo geba gebowday jawi aad u wanaagsan.


Xafiiska ceelqaboobe.com


Muqdisho-Soomaaliya


calidhuux86@hotmail.com


Webmaster@ceelqaboobe.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 6
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.