RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Walaal u gar gaar Wiilkan Yar ee madafcu cuuryaamiyay, gudaha waddankana wax looga qabnwaayay,- 13 Sep 2008
waxaa la daabacay Sat 13 Sep 2008 04: 07: 48

 


 


 


 


 


Walaal u gar gaar Wiilkan Yar ee madafcu cuuryaamiyay, gudaha waddankana wax looga qabnwaayay.


 


Aabe Jirow Cusman Cabdule ayaa  Maanta saxafada u soo bandhigay Wiil Yar oo 14 jir ah uu isagu dhalay kaasoo dhaawac ka soo garaay Dagaalada Muqdisho ka dhaca mudo hada laga joogo 10 sano kadib markii madfac guriga ku soo dhacay uu darbi ku soo dumiyay wiilkaasi uu ilaa manta dhaawacaasi la dhibateysan yahay kadib markii Sinta kore ay wareegatay.



Wiilkan ayaa noqday qof curyaan ah, markii dhaqatiirta Muqdisho uu u geeyay aabaha dhalay waxa ay u sheegeen inaysan waxba ka qaban Karin dhaawaca gaaray oo aad u darnaa curyaana ka dhigay wiilkaasi awgiis.



Wiilkaan oo lagu magacaabo Salad Jirow Cusman ayaa waxa 10 sano kadib socodku dhibayaa sida sawirada ka muuqata, waxaana dhibatada ugu daran ay ka soo gaartay markii  uu in mudo ah la jiifay Infection ama caabuq ka dhashay dhaawaca sinta oo dhan saameeyay, inkastoo uu hada ka yara fiicnaday Caabuqii ama Infection-kii ayaa hadana Wiilkani waxa uu  la dhutinayaa wareegii ay sinta wareegatay taasoo curyaan ka dhigtay.



Si kastaba Aabaha dhalay Wiilkan oo wayeel ah dadka taagtadaran ee Ku nool Muqdishana ka mid ah ayaa waxa uu ka codsaday dhaman walaalaha Soomaaliyeed  meel kasta ay ku nool yihiin iyo hay’adaha Samafalka inay wax u qabtaan wiilkasi kana cawiyaan wixi tabartooda ah sidii wiilkaasi ugu yaran Nayroobi howlo caafimaad loogu gayn lahaa.



Haddaba cidii wax u qabaneysa Wiilkaasi hakala xiriiran ehelkiisa Telafanda kala ah:-


002521-5241667


002521-5307949



ceelqaboobe.com


diyeeshe15@hotmail.com


diyeeshe15@yahoo.com


Muqdisho, Soomaaliya.



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 2
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.