RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Waxqabadka hey’adaha CISP iyo IIDA ee Gobolka G/Gaduud, (Howlo caafimad iyo Iskool ay halkaasi ka hirgeliyeen)- 27 Sep 2008
waxaa la daabacay Sat 27 Sep 2008 11: 44: 22
Deegaanada Ceel Dheer, Xarar Dheere,Dhusamareeb, Guriceel iyo Xerale oo ka mid ah meelaha howlaha laga fuliyay.

 


 


Ururka IIDA ee Horumarinta Haweenka Somaaliyeed iyo Hayadda Caalamiga ah ee CISP oo ah Hay’ad Talyani ah oo is kaashanaya ayaa howlo Samafal ka wada Gobka Galgaduud howlahaas oo kala ah Caafimaad, Waxbarasho iyo Biyaha iyo Nadafadda.



Hayadda CISP oo horay uga shaqaynjirtay Gobalka Galgaduud gaarahaan deganada Ceel Dheer iyo Xarar Dheere ayaa howlaheeda ku kordhisay deganada Dhusamareeb, Guriceel iyo Xerale.


Sidoo kale IIDA oo xarumaheedu ku yaalaan Mogadishu iyo Marka ayaa howlaheeda ku baahisay Gobolka Galgaduud xaafisyana ka furatay Dhusamareeb iyo Guriceel.


Sida la wada ogyahay waxaa Gobolka Galgaduud ka jirta xaalad aad u adag oo aay kaliftay abaarah maadama ayan 3 sano roob ka da’in agaas.  Gobolka waxaa ku soo barakacay dadkii la soo barakicayay dagaalada Xamar iyo dagaladii Baled Wayne, iyada oo taas lala ciirayo ayaa haddan abaarahaan dhibato badan u gaysteen dadka iyo duunyadiiba.




Waxaa soo barkacy dadkii reer miyiga ahaa,  magalada Guriceel waxaa ka furan 6 xero oo ay ku jiraan dad tiradoodu kor u dhaafeen 3000 oo qoys. 


Dhibataas oo kentay Cudua iyo weliba dhimasho ayaa IIDA iyo CISP oo iskaashanayo ku dhaqaaqeen in aay diyariyaan bukaan socoto mobile ah oo aay ku weegayaan  deganada dadku daganyahii madama aay suura gal ahayn in aay soo gaaraan xaruumaha caafimaadka.         


Si arintaan u fusho IIDA waxaay la tashatay kana codsatay in uu wakhtigiisa ku tabaruco Dr Cubayd Daahir oo ku takhasusay cuduada caruurta si uu caafimadka dadka tabarta daran oo kala ah caruurta, Haweenka Uurka leh iyo kuwa nuujinaya dawada aay u baahanyahiina u qoro kadibna aan isla goobta ku siina inta aay CISP/IIDA hayaan.



Waxaa malintii shalay team-kii socday u suura gashay in aay gaaraan degamada Gadoon iyo Mareergur oo lagula kulamay dad aad u dhibaateysan iyo caruur noloshooda qaar ay ku sugan tahay xaalad aad u liidato, caruurtan ayaa u baahan inay helaan gargaar degdeg ah dadka ku nool deegaanadaas ayaa codsady in lala soo  gaaro gacan deg deg ah mana jiraan goobahaas wax Rugo  caafimad ah oo xiligan  ka shaqeynayo taas oo sababtay in maalin walba ay u geeriyoodan hooyadii iyo dhalaankaba cuduro la daweyn karo.


Howlahaan caafimaad ee Hey’adaha ururka IIDA/CISP waxay ka fuliyeen deegaanada Xerale iyo Xananburo oo iyagana lagala kulmay sidii deegamadii hore.



Sidoo kale waxaa magaalada guriceel lagu qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay taasoo ah xaflad lagu wareejinayay dugsiga Daryeel oo uruk IIDA/CISP ka dhiseen Degmada Guriceel iskuulkan ayaa lagu wareejiyay maamulka degmada Guricel iyo hay’adda ILEYS Foundation.



Xafladaas waxaa ka soo qaybgalay Ugaska beesha Ugas Xassan, Odayaasha Dhaqanka , Guddomiyaha Degmada Guriceel, Ha’adaha Samafalka,Aqoonyahano ka kala yimid Dalka iyo Dibadda, Guddomiya Waxbarshada Gobolka Galgaduud Madaxa Isbitalka Istarlin, Waalidiinta, Culumadiinka, Haweenka iyo Ardada.



Dugsigaan oo markii hore ku shaqeynayay guri kiro ah ayaa loogu talagay in aay wax ku bartaan arday tiradoodu gaareeyso 380 arday.  Dhismaha dugsigaan waxuu ka mid yahay mashaariicda aay IIDA iyo CISP oo iskaashanaya ka wadaan deganada Guriceel, Dhusamareb, Herale iyo Gadon.



Xilwareejintii waxaa ka soo jeediyay khudbado wax tar u leh waxbarashada iyo nabada Uga   zas  Hassan Mohamed, Guddomiya Degmada Guricel, Madaxa Hayadda Ilays Mohamed Macalim, Gudoomiya waxbarashada Galgaduud Ali Mohamed Ciro, wakiilka Ururka IIDA ahna madaxa xaafiska CISP ee degaanada Dhusamreeb, Guricel iyo Xerale Halima Ismail.


 




ceelqaboobe.com  C/fitaax Maxamed Salaad (Diyeeshe) 
diyeeshe15@hotmail.com webmaster@ceelqaboobe.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 5
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.