Waa muxaadaro ka hadleysa dhaqanka & akhlaaqda oo uu soo jeedinayo Sh Maxamed Rashaad (Ajar & xasanaad allaha ka siiyee)
Muxaaradadu waxay ku saabsantahay dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa qurbaha ku dhaqan, waana muxaadaro runtii qiimo weyn leh maadaama ay ka hadleyso waxyaabo fara badan oo ku saabsan nolosha qoysaska Soomaaliyeed eek u dhaqan wadamada galbeedka, waxaana inoo suurto gashay ilaa saddex qeybood oo ka mid ah muxaadaradaas ee meesh hoose ka wada fiirsada.
Fiirsasho wanaagsan.