RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Ronaldo ciyaaryahanka ugu fiican adduunka sanadda 2008- 14 Jan 2009
waxaa la daabacay Wed 14 Jan 2009 01: 24: 38

Ciyaaryahanka Portugal iyo kooxda Manchester United Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahanka ugu fiican adduunka sanadda 2008 kadib codeyn xiriirka kubadda caalamka FIFA uu sameeyay.


Ronaldo oo 23 ah ayaa ka galay taariikhda albaabkeeda weyn bacdamaa uu noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee ka ciyaara horyaalka Ingiriiska ee abaalmarintan ku guuleysta.


Ronaldo ayaana ka guuleystay dhamaan Ciyaaryahanka reer Brazil Kaka, Lionel Messi oo Argentina ah iyo labada Spanish Fernando Torres iyo Xavi Hernandez oo wareega ugu danbeeya ay isagu soo hareen. Lionel Messi ayaana labaad galay, halka kaalinta saddexaad uu ka helay Fernando Torres.


Ronaldo ayaana soo bandhigay qaab ciyaareed heer sare ah intii lagu guda jiray sanaddii na dhaaftay ee 2008 isagoo dhaliyay 42 gool dhamaan tartamadii uu ka qayb galay, wuxuuna kooxdiisa Red Devils ka caawiyay inay ku guuleystaan horyaalka Ingiriiska iyo koobka horyaalada yurub. wuxuuna ku guuleystay kabaha dahabka ah ee la siiyo ciyaaryahanka dhaliya goolasha ugu badan tartamada yurub, wuxuuna sanadiisa aan caadiga ahayn ee 2008 ku soo gebagabeeyay inuu kula guuleysto kooxdiisa koobka Intercontinental ee loo yaqaano koobka Toyota.


Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay dhamaan abaalmarinaddii sanadaan isagoo hore ugu guuleystay ciyaaryahanka ugu fiican English Premiership-ka, kan ugu fiican koobka horyaalada yurub iyo xiddiga yurub ee ay majaladda France football bixiso.


Ronaldo wuxuu noqonayaa ciyaaryahankii labaad ee Portugal ah ee noqda ciyaaryahanka adduunka ugu fiican iyadoo uu ka horeeyay Luis Figo oo ku guuleystay sanaddii 2000.


Wararkaan Sports waxaa diyaariyay


C/Naasir Maxamed Axmed (Zerrro)


zerro77@hotmail.com


 



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 3
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.