RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Galliani: AC Milan uma raadin doonto bedel Kaka- 20 Jan 2009
waxaa la daabacay Tue 20 Jan 2009 03: 56: 43


Gidoomiye ku xigeenka kooxda AC Milan Adriano Galliani ayaa ku adkaystay in haddii ay ciyaaryahan Kaka ka iibiyaan kooxda Man City aanan bedel loo raadin doonin,


lacagta ka soo xarootana kooxda lagu maal gelin doonin.


 


Wararkan ayaa soo baxaya xilli naadiga lala xariirinayo inay doonayaan inay kooxda ku soo xoojiyaan kadib bixitaanka Kaka ciyaaryahanada kala ah: Michael Essien, Emanuel Adebayor, Geal Clichy iyo Frank Ribery oo hore loo sii shaaciyay inay la kulmeen isla markaana u bandhigeen qandaraas 4 sano ah iyo mushaar gaaraya 6.5 million Euro.


 


Kaka ayaa qiime sareeya oo gaaraya 107 Pound ay ku baadi goobaysaa kooxda Citizen-ka, inkastoo kooxda AC Milan weli qiimeynayso bandhigaas khiyaaliga ah haddana warar maamulka naadiga u dhaw dhaw ayaa sheegaya in ay u badantahay inuu wareego Kaka.


 


Kaka wakiilkiisa ahna aabihiis ayaa ku qalqaalinaya inuu ku biiro kooxda Man City, waxaana la rajaynayaa inay yeeshaan kulan xasaasi ah goor danbe oo maanta ah ( Isniinta)


 


Wargeyska La Gazzetta Dello Sport ayaa sheegay in Bosco, wakiilka Kaka uu hore naadiga u weydiistay in la kordhiyo gunadda uu ciyaaryahanka qaato todobaadkii, taasna waxay u muuqataa mid aanan la aqbali karin kadib markii qandaraas cusub oo ciyaaryahanka laga saxiixay mushaarkiisa la gaarsiiyay 9 million Euro marka canshuurta laga jaro, kooxda Man City waxay diyaar la tahay lacag gaaraysa 15 million Euro. aabihiisna waxa uu ku qalqaalinayaa inuu English Premiership-ka aado iyadoo ay muhiimadiisa tahay lacagahaas faraha badan.


 


Rossoneri walow dalabka Kaka aabihiis aysan ka jawaabin weli haddana haddii ay Maya noqoto jawaabta waxa uu wiilkiisa u riixi doonaa dhinaca Man City, milkiilaha kooxda Milano Silvio Berlusconina wuxuu soo jeediyay maalintii Sabtida inuu doonayo in uu isku dheelitir ku sameeyo gunnada ciyaaryahanada ay qaataan.


 


Kaka waa ciyaaryahanka ugu mushaar badan kooxda AC Milan waxaana ku soo xiga ciyaaryahan Ronaldinho oo qaata lacag dhan 4 million Euro, naadigana waxa uu ka baqayaa in ciyaaryahanada kalana ay mushaar kordhin weydiistaan taas oo kooxda xaalad deganaansho la'aan ah ku keeni karta.


 


Warar saacadihii ugu danbeeyay soo baxayna waxay tilmaamayaan inay ku soo biirtay kooxda Real Madrid baadi doonka ciyaaryahanka walow aysan weli miiska soo fariisan.


 


Kaka waxa uu madax u yahay dhowr ciyaaryahan oo ay doonayso kooxda Citizenka waxaana isla maanta heshiiskiisa la dhameeyay ciyaaryahan Graig Bellamy oo kooxda Westham United uga soo qaadatay 14 million oo Pound, waxaana ka sii horeeyay ciyaaryahanka garabka bidix ee daafaca Chelsea Wayne Bridge oo ay 12 million Pound kula soo wareegeen.


 


Ciyaaryahanada kale oo ay kooxda Man City doonayso waxaa ka mid ah: Michael Essien, De jong, John Terry, Michael Ballack, Gigi Buffon iyo tababare Jose Mourinho.


 


Si kastaba wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Barlesconi oo ah milkiilaha Naadiga Milan uu u sheegay taageerayaasha in Kaka uu isaha iskii u go'aansaday inuusan ka tagin Milan taasoo ay durba xalay ku farxeen taageerayaasha Kaka oo isu soo baxay markii ay warkaan ka soo yeeray Ra'iisulwasaaraha Talyaaniga iyo Milkiilaha Milan.


 


waxaa uu hadaladiisa sii raaciyay Kaka xiligaan lacagta la sheegayo uma baahna isagaana go'ansaday inuu naadigiisa ka sii mid ahaado.


 


Wararkaan Sports waxaa diyaariyay 


C/naasir Maxamed Axmed (Zerro)


zwerro77@hotmail.com


 



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 4
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.