RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Pablo Zabaleta: waxaan sugi la'ahay imaanshaha Kaka- 20 Jan 2009
waxaa la daabacay Tue 20 Jan 2009 04: 09: 29

 


Ciyaaryahanka daafaca midigta ah ee kooxda Man City Pablo Zabaleta oo dhaliyay goolkii guusha ay kooxdiisa uga badisay Wigan Athletic maalintii Sabtida ayaa sheegay inuu sugi la'yahay imaanshaha ciyaaryahan Kaka garoonka Eastlands.


 


Zabaleta oo ay kooxdiisa kagala soo wareegtay kooxda Espanyol lacag gaaraysa 6.45 million Pound ayaa ku faraxsan inuu la safto ciyaaryahan Kaka oo ay isku koox noqdaan.


 


Mar uu la hadlayay wargeyska Daily Express waxa uu ku yiri: "


ka ciyaaryahano ahaan waa inaan ka gaabsanaa xaladahan oo kale, laakin kooxdu waxay leedahay qorshooyin qurux badan."


 


" inta ay naadiga joogaan dadkan ka yimid Abu Dhabi, kooxdu waxay u haysataa lacago ciyaaryahanada muhiimka ah, kooxda Man City mar dhaw waxay u dagaalami doontaa horyaalka iyo Uefa Champions League."


 


waxa uu is weydiiyay, " Kaka? waxaan kaga hor imid Argentina ciyaar ka dhacday London oo ay Brazil ku badisay 3-0, waa ciyaaryahan heer sare ah, caalami ah."


 


" waxay noqon doontaa wax aanu ku faano inaan haysano mid ka mid ah ciyaaryahanada adduunka ugu fiican, dhab ahaan waxay si cajiib ah hore ugu riixi doontaa niyadda dhamaan kooxda."


 


Mar la weydiiyay haddii uu ku faraxsanyahay caqliyada tababare Mark Hughes ee suuqa kala iibsiga waxa uu ku jawaabay, " Mark Hughes waxa uu maamulka ciyaaryahanada uga adkaanayay si tartiib tartiib ah, haddana ciyaartoyda waa ay midaysanyihiin."


 


Waqiga ayaa sheegi doona haddii uu tababare Mark Hughes ku guuleysto loolanka Kaka, waxaase su'aal ka taagantahay inta uu sii fadhin doono kursiga kaydka naadiga oo uu daawan doono saamaynta khadka dhexe ee Ricardo Kaka.


 


Wararkaan Sports waxaa diyaariyay 


C/naasir Maxamed Axmed (Zerro)


zwerro77@hotmail.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 3
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.