Billionaro reer Kuwait ah oo doonaya inay 500 Million Pound ku iibsadaan naadiga Liverpool FC iyagoo wada hadalo la furay milkiilayaasha Mareykanka ah.
Tababaraha Barcelona Guardiola oo aanan hubin in mustaqbalka ciyaaryahan Messi la sii joogayo naadiga.
Man City oo doonaysa in Robinho ay ku bedelato weeraryahanka Ivory Cost Didier Drogba.
Dynamo Kiev oo daba joogta wiilkeeda iyo weeraryahankeedii hore Andry Shevchenko.
Malouda oo u dhaw inuu daaqada naadiga ka baxo iyadoo kooxaha danaynayana ay ka war dhowrayaan.
Tababare Mourinho oo ciyaartoydiisa si xun u caayay kadib guuldaradii naxdinta lahayd ee Atlanta.
De La Red: waan hubaa inaan ciyaaraha ku soo laabanayo.
Man City oo rajo ka leh in Thierry Henry ay ku soo celiso Premier league.
Eduardo Da Silva oo ku soo laabtay tababarka naadiga Arsenal kadib maqnaansho daba dheeraaday.
Higuain oo doonaya in uu arko ciyaaryahan Aguero oo xiran maaliyada caddaanka ah ee Real Madrid.
Goran Pandev oo diyaar u ah in uu qandaraaskiisa SS Lazio kordhiyo.
Goolhaye Abbiati oo heshiiskiisa AC Milan ku siyaadiyay sanad kale oo dheeri ah.
Man Utd oo ay dhaawacyo ragaadiyaan ciyaartoydeeda ayaa waxaa ku biiray safka dheer ee dhaawaca Anderson.