RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Saviola oo doonaya inuu isaga tago naadiga Real Madrid- 26 Jan 2009
waxaa la daabacay Mon 26 Jan 2009 04: 14: 54

Javier Saviola ayaa waxa uu noqday mid ku nool iska indho tirid kursiga kaydka naadiga Real Madrid xaaladuna waxay noqotay mid aanan u cuntamayn ciyaaryahanka.


 


Xaalada meesha ka jirta oo aanan ahayn mid isaga dantiisa ka shaqaynaysa ayaa waxaa arinka sii xumeeyay markii uu weerarka kooxda ku soo biiray Huntelaar oo ay isku boos yihiin, waxaana uu ku qasbanaaday inuu la xariiro wakiilkiisa si uu ugu raadiyo naadi cusub oo uu si joogto ah ugu ciyaaro.


 


Mar uu u warmayay wiilka lagu naanayso Bakaylaha Argentine wargeyska Marca ayaa waxaa hadaladiisa ka mid ahaa, " Arinku wuxuu noqday mid aanan ii cuntamayn." taasna waxay muujinaysaa niyad jabkiisa si weyn. kadib markii uu arkay inuusan ka mid ahayn xisaabaadka Bernard Schuster ayaa haddana tababare Juande Ramos uu xisaabtiisa ka saaray.


 


  Wararkaan Sports waxaa qorey


C/Naasir Maxamed Axmed (Zerro)


zerro77@hotmail.com


 


Ciyaaryahanka ayaa doonaya inuu ka tago garoonka Bernabue ka hor Xagaaga soo socda, waxaana xaalada ciyaaryahanka indhaha ku haya kooxo badan oo Spain, Talyaaniga iyo Ingiriiska ka dhisan, laakin naadiga Los Merengues waxay doonayaan inay kala ogaadaan in Huntelaar uu Champions League ciyaarayo iyo inkale, haddiise ay dhici weyso inuu ciyaaro Real Madrid ma doonayso iibka ciyaaryahanka bishan January ugu yaraan si uu naadiga u caawiyo kulamadaas oo kulanka Liverpool FC uu ugu soo horeeyo.



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 3
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.