RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Gerrard oo laga yaabo inuu sameeyo soo laabasho cajiib ah- 18 Feb 2009
waxaa la daabacay Wed 18 Feb 2009 02: 29: 52
Rafa Benitez ayaa diiday inuu ka saaro Steven Gerrard ciyaartoyda ka hortagaysa kooxda Manchester City todobaadka soo socda.

 

Gerrard ayaa la faliyay inuu garoomada ka maqnaado muddo saddex todobaad ah kadib dhaawac felyka ah oo soo gaaray kulankii 4-ta bishan ay la ciyaareen kooxda Everton- taas oo ka dhigan inuusan xisaabta ku jiran tan iyo safarka magaalada Madrid Arbacada danbe.

 

Si kastaba, Benitez ayaa sheegay in ciyaaryahankiisa number-ka 8-aad uu si wanaagsan u soo kabanayay uuna qayb ka noqon karo ciyaartoyda qaabilaysa kooxda Mark Hughes maalinta Axadda ah.

 

Tababare Rafa ayaa yiri: " waxa uu samaynayaa horukac, xaaladahan oo kale maalinkastaa waa kuu muhiim, waxa uu la shaqaynayaa Dakhaatiirta wuuna soo wanaagsanaanayaa."

 

" Caadiyan waa ciyaaryahan si dhakhso ah ku soo kabta, waxa uu u baahanyahay waqti ka yar ciyaartoyda kale."

 

" Waan la yaabay sababtoo ah saxaafada Spain waxay sheegtay in uu daqiiqadaha qaar ciyaari doono kulankan kadibna uu ciyaari doono kulanka Real Madrid, laakin waxaa run ah inaanan weli ogayn inaga."

 

" Waxaa laga yaabaa inuu kaydka soo fariisto kulanka Man City balse ma ogin."

 

" Wuxuu doonayaa inuu kulan kasta ciyaaro, wuu ogyahay in kulanka Man City uu muhiim inoo yahay, iyo kulanka Real Madrid sidoo kale."

Wararkaan waxaa soo diyaaiyay
C/naasir Maxamed Axmed (Zerro)
zerro77@hotmail.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 3
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.