RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Javier Zanetti: Inter Milan waa inay ka soo badisaa Manchester United- 09 Mar 2009
waxaa la daabacay Mon 09 Mar 2009 05: 48: 22
Kulankii hore ee dhex maray kooxaha Inter Milan iyo Man Utd ayaa ku soo dhamaaday barbardhac 0-0 ah taas oo ka dhigan inay u dhaafeen saadaal kasta lugta labaad ee ka dhici doonta garoonka Old Trafford, Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Nerazzurri Javier Zanetti-na waxa uu aaminsanyahay walow ay kooxdiisa howl adag u taalo haddana inaysan xaq ahayn inay halkaas ku soo haraan.

 

" hubanti waa kooxdii ugu adkayd ee aan ka hor imaano ( isagoo ka booday kooxaha Villarreal, Vilencia and Liverpool FC ) balse waxaan u malaynayaa inay taasi na siin doonto faa'iido, waxaan ku kalsoonahay inay kooxdan ka soo bixi karaan." ayuu u sheegay Sky sports 24

 

" ma geli doono qaladka ah inaan gadaal iska istaagsanaano, waxaan u baahanahay inaan aadno kulanka, waa ay xooganyihiin sida la filayo, laakin weerar celis ayaan ku qaadi doonaa, si kastaba waxaan u malaynayaa in haddii aan iska sugano inaan lumin doono fursadeena ah inaan soo baxno."

 


Cristiano Ronaldo ayaa khatar geliyay kooxda Jose Mourinho lugtii hore ee tartanka ciyaartii ka dhacday Sansiro, Zanetti ayaana u arka inay tahay caqli daro in loo calaamadeeyo kaligiis inuu yahay khatarta taagan mar walba.

 

" Kaligiis ma ahan, waxay haystaan weeraryahano aad halis u ah." ayuu ku soo gebagabeeyay 35 sano jirka Argentine.

 

Manchester United iyo Inter Milan ayaa ciyaari doona lugta labaad 11 Maarso.

 

Wararkaan sports waxaa diyaariyay 
C/naasir Maxamed Axmed (Zerro)
zerro77@hotmail.com


Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 4
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.