RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Fabio Cannavaro: Liverpool waxay ahaan doontaa daafac mar kale- 10 Mar 2009
waxaa la daabacay Tue 10 Mar 2009 09: 27: 43

Iyadoo ay maalin qura ka harsantahay go'aan ka gaarida kooxdii si toos ah ugu soo gudbi lahayd Sideeda kooxood ee ugu danbeysa Quarter finals ayaa waxaa sii socda faalooyinka ay samaynayaan ciyaaryahanada kooxda Real Madrid si ay isaga yareeyaan culayska saaran kadib markii natiijo 1-0 ah gurigooda lagu baday ciyaartii ka dhacday Santiago Bernabue laba todobaad ka hor.
 
Liverpool ayaa adeegsatay hab ciyaareed daafac iyo weerar celis ah iyagoo ku soo kasbaday guul lama ilaawaan ah, Real Madrid ayaana looga baahanyahay inay dib u u soo noolaadaan, Fabio Cannavaro ayaase aaminsan in kooxda Rafa Benitez ay si adag u daba joogi doonaan nin kasta oo kubbada wata mar kale.
 
" Kulankii Bernabue, kooxda Liverpool ma aysan samayn wax dadaal ah si ay u guuleystaan, goolhayahooda Pepe Riena ayaa kubbado dhaadheer u tuurayay Dirk Kuyt marar badan." ayuu yiri Cannavaro wareysi uu siiyay AS.
 
" Haddana si la mid ah ayay samayn doonaan kulanka Anfield, waan hubaa taas. waa inaan ciyaarnaa kubbadeena ugu wanaagsan, dulqaad yeelanaa oo aan iska ilaalinaa qaladaad difaac, haddii aan gool ka dhalino waxaan ku qasbi doonaa inay banaanka u soo baxaan oo ay ciyaaraan."
 
Ruug cadaaga ayaa aaminsan inuu garanayo sida loo kala furo daafaca macangaga ah ee kooxda Reds.
 
" waa in dhamaanteen aanan weerar aadin 90-ka daqiiqo, oo aan kubbada furfurnaa lana ciyaarno ciyaaryahanadeena garbaha waxaana isagu soo aadaynaa hal iyo hal," ayuu yiri.
 
" Waa inaan ka faa'iideysanaa khalad kasta oo ay sameeyaan daafacooda waxaana jirta fursad ah inay sambariiraxdaan."
 
" Waa inaanan isku hallayn Arjen Robben, Marcelo ama Wesley Sneijder haddii aan doonayno inaan ku soo badino Anfield, inaga ma haysano shaqsiyaad sida Lionel Messi ama Cristiano Ronaldo oo kale ah, waa inaan isku duubnaanaa oo aan midownaa min ciyaaryahano, tababare ilaa dhakhaatiirta."
 
" Liverpool kama dhigna inay ka fiicantahay Madrid, waa koox abaabulan, adag oo garanaya si loo ciyaaro, waa koox is haysata waxayna wada ciyaarayeen badankood Lixdii sano ee ugu danbeysay."
 
" Aniga ahaan, waxay ila tahay inay yihiin kooxda ugu khatarsan weerar celiska iyo la dhaqaaqida kubbada, waxay kuu ogolaanayaan inaad ciyaarto, xitaa kubbada ayay ku siinayaan, marka ay fursad gadaal ku helaana waa ay kaa dhalinayaan."
 
Ugu danbeyn, mar la weydiiyay, haddii ay u soo gudbaan wareega Quarter-finals waxa uu samayn doono, Cannavaro ayaa yiri: " haddii aan garaacno Liverpool, waxaan sii deyn doonaa timahayga mar kale, balan yaan ku qaadayaa taas."
 
Kulanka dhex mari doona kooxaha Liverpool vs Real Madrid ayaa ka dhici doonaa Anfield 22:45 pm waqtiga bariga Afrika.
 
 C/Naasir Maxamede Axmed (Zerro)


zerro77@hotmai.com


 



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 4
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.