RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Oli Houness: Ma doonayo inaan ku dhacno Liverpool, Torres, Gerrard, Iyo Dirk Kuyt oo ka hadlay guushii ay ka gaareen Real Madrid - 13 Mar 2009
waxaa la daabacay Fri 13 Mar 2009 00: 10: 40








Kooxda Bayern Munich ayaa u dirtay calaamado digniin ah kooxaha ciyaaraya tartanka Champions league kadib markii guuldaro culus ay badday kooxda Sporting Lisbon isku celcelis 12-1.

 

Maamulaha kooxda Munich Oli Houness ayaa sheegay in aysan waxba ka gelin cidda ay ku dhici doonaan tartanka laakin waxa uusan qarin sida uu u jecelyahay inuu ka fogaado kooxda Liverpool oo isku celcelis kooxda Real uga soo baxday 5-0.

 

"Natiijooyinkeena waxay noo kasbeen xushmad fara badan," ayuu ku yiri wareysi u siiyay Website-ka kooxda Bayern. "Kooxaha kale waxay daawan doonaan canjaladaha ciyaaraheena, waxayna is weydiin doonaan 'bal sug, maxaa halkaas ka dhacaya?' Runtii ma doonayo inaan la ciyaaro kooxda Liverpool," ayuu yiri

 

"Waxaan u malaynayaa inay aad iyo aad u xooganyihiin waqti xaadirkan."

 

Torres ayaa ka hadlay farxadiisa kadib markii ay kooxda Real Madrid isaga reebeen 4-0 habeen taariikhi u ah kubbada cagta Ingiriiska.

 

El nino ayaa furay gool dhalinta iyadoo kooxda Madrid ay la kulantay guuldaradii ugu cuslayd tartanka taageerayaasha Anfield hortooda.

 

Wareysi khaas ah oo uu siiyay Website-ka liverpoolfc.tv weeraryahanka ayaa yiri: " Waan ku faanayaa, waan ku faanayaa qaabkii ay soo bandhigeen kooxda, qaabkii ay soo bandhigeen taageerayaasha, waan ogayn inuu jawiga noqonayo mid layaab leh laakin wuu ka badnaa sidii aan fillaynay."

 

"Waxay u tahay habeen weyn kooxda Liverpool iyo kubbada cagta Ingiriiska."

 

" Waxa uu ahaa bandhig cajiib ah, goolka koowaad kadib waan ogayn inay ku adkaanayso inay Laba gool dhaliyaan, rigoorada ayaana ciyaarta soo dhamaysay."

 

"Waxaan u malaynayaa inaan isku soo diyaarinay si iyaga ka fiican, tababaraha waxa uu ahaa cajiib sida uu noogu sharxay sida aan ula ciyaari lahayn."

 

Torres ayaa durbadii uu ka soo laabtay dhaawaca aanan ka daahin uu la sameeyo wehel wax soo saar leh Kabtan Steven Gerrard oo ay hogaanka gool dhalinta Champions league ku wada hayaan Miroslav Klose min Todoba Gool.

 

" Stevie waxa uu iga dhigay ciyaaryahanka ugu farxad badan caalamka waxa una dhaliyay goolal kale, waxaan u malaynayaa inuu hayo gool dhalinta Champions league," ayuu yiri ciyaaryahanka qaranka Spain..

 

Torres waxa uu yiri: " Waxay haystaan goolhaye cajiib ah, mid ka mid kuwa ugu fiican, mar kasta oo aan la ciyaarayo waa heersare, ciyaaryahankii ugu fiicnaa Real Madrid xalay waxa uu ahaa Casillas."

 

Sidoo kale wadnaha kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa ka hadlay isagoo kooxdiisa ku tilmaamay kuwo halis ah.

 

"Waxaanu shaqada qabanay 30 kii daqiiqo ee ugu horeeyay, markaas ayaana qaatay inaan nahay kuwo cajiib ah," ayuu yiri.

 

" qaybta labaad ee ciyaarta waxay ahayd iska arag waxa dhaca nasiib ayaanse lahayn oo waxaan sii raacinay laba gool oo kale."

 

" Aad ayaan u faraxsanahay, waa muhiim inaan badino oo aan xajisano booskeena Siddeeda kooxood ee ugu danbeysa waxay ahayd bandhig kooxeed heer sare ah."

 

Gerrard ayaa sheegay inay fikirkooda ku wejehi doonaan kulanka ay la ciyaari doono maalinta Sabtida ah waqtiga Qadada ee ka dhici doona garoonka Old Trafford.

 

"Waa inaan ku raaxeysanaa kulanka marka hore," ayuu sii raaciyay Gerrard "Ciyaaryahanada qaar ayaa u baahnaan doonaa daaweyn markii ay soo gaareen isku dhac, waxaana bilaabi doonaa inaan xooga saarno kulanka Man Utd."

 

Dirk Kuyt ayaa isagana ka hadlay guushii ay gaareen wuxuuna ka carabaabay inaysan cidna ka baqayn bandhigaasna adduunka laga wada ogaaday.

 

"koox kasta oo soo gaarta Siddeeda ugu danbeysa waa ay adagtahay," ciyaaryahanka Holland ayaa u sheegay liverpoolfc.tv " Madrid runtii waa koox fiican, laakin si fiican ayaanu samaynay labadii lugba, haddii aan bandhigyadan oo kale ku samayno kooxaha naga soo horjeeda waxaan haysanaa fursad weyn."

 

"Hore ayaan ugu guuleysanay Champions League, si lam ah waan ku guuleysan karnaa markale."

 

"Magaranayo haddii ay tahay ciyaarteenii ugu fiicnayd intii aan halkan joogay, laakin inaad uga badiso Real Madrid isku celcelis 5-0 waa natiijo weyn waxayna caddayn doontaa inay ka mid tahay natiijooyinkeenii ugu weynaa."

 

Taageerayaasha ayaa waxay xaadireen Ryan Babel oo ka jabhadayna garabka bixida isagoo ka qayb qaatay labadii gool ee qaybta danbe.

 

Kuyt ayaana mar wax laga weydiiyay waxa uu ku jawaabay: "Waxa uu soo bandhigay qaab ciyaareed sareeya, waxa uuna caawiyay Gerrard, waxaa kale oo uu ka qayb qaatay goolkii Dossena, aad ayu u shaqeeyay todobaadyadii na dhaafay, wuuna u qalmaa dhamaan intii uu helay."

 

 

C/naasir Maxamed Axmed (Zerro)
zerro77@hotmail.com


Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 3
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.