RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Deegaanka wacaniyo...Duxiya iyo dareemada (Heestii Ceeldheer & Mareeg) By Galeyr- 15 Mar 2009
waxaa la daabacay Sun 15 Mar 2009 15: 38: 19

waxaan heestan u tiriyay deegaanka uu ku dhashaay aabaahay (hilowle galayr)inkastoo aanan anigu ku dhalan hadana waa deegaanka dhabta ee aan asal ahaan kasoo jeedo
waxaan ilaahaay uga rajaynaa dhamaan dadwaynaha soomaaliyeed nabad iyo guul iyo badhaadhe gaar ahaan dadweynaha ku nool degmada ceeldheer ee gobolka mareeg iyo nawaaxigeeda waxaan kaloo fariin u dirayaa dhamaan bulshada gobolka mareeg culumaa,udiinka , aqonyahanka , waxgaradka, hogaanka dhaqanka , dhalinyarada iyo haweenka reer mareeg iyo jaaliyadaja dibadaha jooga ee ka soo jeeda deegaanka Gobolka mareeg inay xil iska saaraan horumarinta gobolka iyo waxqabadkiisa , sida dhinacyada , caafimaadka waxbarashada , ganacsiga , iyo dhamaan adeegyada bulshada , waxaan kusoo afjarayaa qoraalkayga heestii aan ugu magac daray ceeldheer.
Deegaanka wacaniyo
Duxiya iyo dareemada
Dooga iyo cagaarkiyo
Damaladu ku badan yihiin
Degmadeena ceeldheer.


Aan ku daawasiiyee
Deex weeye dhinacoo
Waa meel dalxiiskiyo
Daawashada ku wacanoo
Deeradiyo cawshiyo
Darimaha ku yaaliyo
Dalsaan weeye caanoo
Indhihii dareemaaaa
Kama daalayaanooo
Dib baa loo xasuustaa.


Dhanka kale waa duur
Dhirtu daadsan tahayoo
Ubax dacal ila dacal
Dusha sare ka fuuloo
Dareen lagu riyaaqiyo
Dawo u ah qalbiga oo
Dalsan weeye caanoo
Indhihii dareemaa
Kama daalayaanooo
Dib baa loo xasuustaa.


Waa xarunta diimeed
Ilaa waagii daa,uud
Dadka lagu daweeyaa
Dugsiyada quraankoo
iyadoo la doogsaday
da,yartiyo duqaydii
inta laysku soo daray
subac loo dangiigsaday
daadihinta quruxda
diiintiyo nimcada taal
indhihii dareemaa
kama daalayaanoo
dib baa loo xasuustaa.


Doobtiyo barbaartoo
Walasaqo u duubtoo
Dedejinaya sacabkoo
Boodayo gurayooo
Ducaysanena jiibtiyo
Luuqdii isugu daray
Dadaw daawashada guud
Dareenkeedu wacanaa
indhihii dareemaaa
kama daalayaaanoo
dib baa loo xasuustaa.


Wabilaahi tawfiiq
W/Q Cabdiraxiin Hilowle Galayr
abdirihiin1@hotmail.com




Fiiro gaar ah:Qoraalkani wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha, loomana fasiran karo midda ceelqaboobe.com webmaster@ceelqaboobe.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 4
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.