Dhageyso warbixinta

- 06 Mar 2009
RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Sayyed Maxamed waxaa uu leeyahay awood u dhiganta ilaa 260 faras “la iima ogola inaan shaqeeyo sababtoo ah…”(FIIRSO VIDEO-ga)- 02 Apr 2009
waxaa la daabacay Thu 02 Apr 2009 04: 40: 23
“Allaah ayaa I siiyay awooddan, waxaana u adeegsadaa dhinaca wanaagsan” ayuu yiri Maxamed oo u dhashay dalka Masar.

Sida ka muuqata filimkan telefishinka memritv ayaa waxaa tijaaboyin caafimaad oo lagu sameeyay Maxamed waxa ay cadeynayaan in awooddiisu u dhiganto 260 Faras ama 30.000 (Sodon kun) oo rag ah.


Waxa uu maqaarka indhihiisa amaba carabkiisa ku laabi karaa shilin ama Coin, kadibna waxa uu ku kala jaraa gacantiisa, “Maxamed waa mid Alle ugu hibeeyay awooddaas” ayay leedahay weriyaha memritv.


Awoodda Alle siiyay Maxamed waxa uu u adegsadaa dhinaca alle raali ka yahay oo keliya ee wanaagga ah.


Waxa kale uu Alle qalbigiisa ku beeray daacadnimo ay ku dheehantahay islaweyni la’aan, “waa awood Alle I siiyay runtii, waxaan isku dayaa inaan dadku I ogaan ama aan soo bandhigo, sababtoo ah ma doonayo inay dadku iga cabsadaan” ayuu yiri Maxamed.


Maxamed waxa kale oo uu sheegay inuu isaga laabtay dhulka kore e Masar maadaama ay saarantahay xayiraad ah inuusan ka shaqeyn Karin meel bablik ama si gaar ah loo leeyahay labadaba, sababtoo ah xooggan alle i siiyay ayuu intaa ku daray, “haddii aan shirkad u shaqeeyo maamulaha ilama macaamilo karo, mar la weydiiyay bal inuu isagu yahay qof xun sidaas darteedan aanu maamuluhu ula macaamili Karin ayaa waxa uu yiri “maya..awooddeyda ayaa diiday inaan ka shaqeeyo, anigu waan ahaan karaa qof wanaagsan, laakiin qofka aan isla shaqeyneyno ayaa laga yaabaa inuusan noqon qof wanaasgan, waxaa laga yaabaa inuu I dulmiyo anigana aan markaas ku jeesto oo waxyeelo gaarto, taasaa keentay in la iga gudbiyo warbixin la xiriirta xaalad caafimaad oo iga horjoogsaneysa inaan shaqeysto”


Maxamed waxa uu intaa ku daray in xataa aan loo ogoleyn inuu tago saldhigyada Booliiska ama xataa xabsiyada, “mar ayaan booqday hase yeeshee Madaxweynaha ayaa cafis ii fidiyay” ayuu yiri.


Maxamed waxa uu guursaday ilaa iyo 28 jeer, waxa uuna leeyahay ilaa 35 wiil & gabdho aan tiradooda la cayimin, gabarta ugu weyn waa 24 jir canugga ugu yar waa 3 jir ( xiligaas 2007) waxa uuna qabaa afar xaas.


Waxa sidoo kale wax laga weydiiyay noloshiisa gaarka ah sida la dhaqanka xaasaskiisa waxa uuna sheegay in warbixinta laga gudbiyay ay amreyso inuusan u tagi Karin xaasaskiisa in ka badan 15 jeer maalintiiba, markii la weydiiyay sida ay ku dhici karto inuu intaas oo jeer uu sameeyo maalin keliya ayaa waxa uu ku gaabsady inay tahay awoodda Alle subxaanahu wataacaalaa, isagoo intaas raaciyay in nabigeena Muxamed-na yahay Rasuulkii Alle.


Ka waran xaasaskaada side ayay ugu adkeysataan ayaa la weydiiyay ? “ waa sababtaas sababta kalifeysa inaan afar xaas ah lahaado, haddii kale ma soconeyso” ayuu yiri Maxamed, ka waran caruurtan yaa mas’uuliyaddooda nololeed qaadaya ayaa mar kale la weydiiyay waxa uuuna ku jawaabay “Alle aya abuurtay asiga ayaana damaanad qaadaya”.


Ma runbaa inaadan weligaa hurdin ama seexan ayaa hadan la weydiiyay? “haa waa run tan & markii aan dhashay ma hurdin, waxaana intaas dheer in aabahey uu lahaa awood cajiib ah oo mideyda ka badan, aniga waxaan ku ekehay 260 faras ama fardood, laakiin aabahey 840 fardodo ayuu ku awood ahaa” ayuu yiri Maxamed.


Arintan ayaa ah mucjiso rabbaani ah, taasoo muujineysa awoodda Alle subxaanahu-wataacaalaa!


Fiirso Video-ga


ceelqaboobe.com


webmaster@ceelqaboobe.com London, UK.



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 14
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.