Bishaaro...Bishaaro...Bishaaro! Waxaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London gaar ahaan xaafadda Streatham ee Koofurta-galbeed ee London LOOGU BISHAAREYNAYAA in la furay xarun cusub oo boostada DHL-ka ah, DHL waxa aad ku dirsan kartaa alaabo nooc walba iyadoo kuu geynaysa adduunka meel walba oo aad ka rabto.
Xafiiska DHL ee daarta Cibaar waxay kuu qaadaysaa alaabaha ay ka midka yihiin Dokomentiyada, daawooyinka, dharka, cajaladaha aroosyada & kuwa xafladaha , masawirada muhiimka kuu ah, Fiisooyinka & Tikidhada IWM.
Xafiiskan DHL ee daarta Cibaar howsheedu waa hand to hand ama gacan ka qaad gacan u dhiib.
DHL waa boost dhaqaaqdoo dharaartii dhalndhooshoo, dheelamaneysa habeenkii ee ha moogaan DHL daarta Cibaar ee London.
DHL waxa ay caan ku tahay amaano & degdegsiimo alaabtaada laguugu geynayo meel walba oo adduunka ah.
Xaruntan DHL ee ku taal Daarta Cibaar (xarunta Qaran-express) ayaa waxay ku taalaa xaafadda Streatham ee South-west London.
Hadaba haddii aad u baahato inaad dirsato alaabo kala duwan ha moogaan DHL Streatham, oo uu gacmo furan kugu soo dhoweyn doono C/raxmaan Salaad Cibaar oo ah xirfadle howl fudud kuna wanaagsan macaamiilka.
Kala xiriir DHL-ka cinwaankan hoos ku qoran
282 Streatham high Road
Streatham
London
SW16 6HE.
TEL: 02086771598