Dhageyso warbixinta

- 06 Mar 2009
RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Baaritaano la sheegay in lagu sameynayo mucaawinada WFP ay qeybiso oo aan gaarin dadka u baahan (FIIRSO VIDEO-ga)- 16 Jun 2009
waxaa la daabacay Tue 16 Jun 2009 05: 57: 59
hey'adda cuntada aduunka ee WFP ayaa sheegtay inay baaritaan ku sameyneyso eedeymaha sheegaya

in qaar ka mid ah shaqaalaheddu ay qeyb ka yihiin raashinka la sheegay in laga xado bakhaarada hey'addaas ee ku yaala gudaha Soomaaliya.


sida warbixin hore oo Telefishinka Channel4 ee dalka Ingiriisku ay sheegeysay waxaa si caadi ah loo kala gataa raashinka mucaawinada ah ee loogu talo galay dadka sida ba'an ugu dhibaateysan xerooyinka dadka barakacay ay ku sugan yihiin.


weriyayaal ka socday telefishinkaas oo tagay suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa lasoo sheekeysay qaar ka mid ah dadka bakhaarada leh kuwaas oo tilmaamay inay caadi iska tahay in dad ka mid ah shaqaalaha hey'adda ay qeybtooda ka qaataan wixii macaash ah ee laga helo raashinkaas lagu gado suuqyada magaalada Muqdisho.


Sida ka muuqata Video-gan hoose waxaa baahi u dhimanaya dadkii loogu talo galay raashinkaas oo adduunku ugu deeqay, adigoo indhahaaga ku arki kara loorarkii raashinkaas oo ay ka muuqato calaamadda WFP ama USAID.



Arintan ayaa keentay in WFP ku dhawaaqdo inay baareyso wax ka jira eedeymahan loo jeedinayo shaqaalaheeda.


Waxaa la yaab leh dadka uu hunguri ka galay raashin ay dad aan Soomaali aheyn lagana yaabo inay xataa Muslimiin aheyn usoo dhiibeen walaalaha Soomaaliyeed ee dhibaateysan, taasoo muujineysa naxariis la'aanta qaar ka mid ah shaqaalaha WFP & ganacsatada naf ahaantooda, kuwaasoo la dhihi karo waxay la mid yihiin kuwa dagaalada wada ee sababta u noqday in dadkani markoodii horeba barakacaan oo qaarkood dagaalada ku dhinteen qaarna macluul la ildaranyihiin xerooyinkaas qaxootiga ee ku yaala gudaha & dibadda dalkaba.


sida ka muuqata Video-ga waxaa calool xumo weyn ah sida dadkeenii Soomaaliyeed ay u dhibaateysan yihiin iyadoo dad dagaalada wadaana ay sheeganayaan mas'uuliyiin Soomaaliyeed.


Waxaanse alle ka baryeynaa in dalkeena uu nabad caam ah kusoo dabaalo, wixii dhib wadana uu Alle soo hanuuniyo haddii aysan hanuunsameyna uu Alle ka qabto dalka & dadka.


ceelqaboobe.com


webmaster@ceelqaboobe.com


 



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 14
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.