RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Yaa wax u qaban kara Wiil yar oo Xubintiisii Taranka ku waayay Dagaalada Magaalada Muqdisho.?- 27 Sep 2009
waxaa la daabacay Sun 27 Sep 2009 09: 51: 24
Gar-gaar Illaah baaleh ee Ilaahow fududeey Xaalada Wiilkaan yar ee dhibaateysan

Axmed nuur Cawil Cumar Ciid waa Wiil yar oo Da'diisu tahay 6-Sano jir dhawaana Madafc habow ah uu kula dhacay Magaalada Muqdisho,islamarkaana Madfacaasi sababay in Wiilkaasi uu waayo Xubintiisii Taranka iyo qeybo kale oo ka mid ah jirkiisa.



sida muuqata waxaa Xubinta taranka booskeedii  loo xiriiriyay Tubbo kaasida kasoo saarta waxa kale ee muuqdana waa meelo dhaawac kasoo gaaray qeybta danbe ee jirkiisa



Aabaha dhalay Wiilkaan oo lagu Magacaabo Cawil Cumar Ciid ayaa Webkan u sheegay in Dhaqaatiirta Magaalada Muqdisho wax ka qaban waayeen Xaalada wiilkaasi,islamarkaana loo baahanyahay Dhaqaatiir Caaliami ah xaalada wiilkiisa loobandhigo qoys ahaana aysana aysan Awoodin Arintaasi,sidaas darteed waxa uu ugu horeyn Illaah ka Baryay in Umuuraha Wiilkiisa uu fududeeyo kadibna waxa uu Codsi u jeediyay Hey'adaha Deeqaha bixiya Muslimiinta Muxsiniinta ah oo ay ka mid yihiin Walaalaha Soomaaliyeed ee Ilaah waxsiiyay in ay Il-naxariisleh kusoo fiiriyaan Wiilkaan yar ee dhibaateysan.



Hadaba Cid alaaliyo Cidii wax u qabaneysa Wiilkaan waxaa laga Codsanayaa in ay lasoo xiriirto Aabaha Wiilkaan oo lagu Magacaabo Cawil Cumar Ciid oo L/H tel- 5597507 oo Mopile ah Ama C/kariin Xasan Bare oo L/H 0025250966567/Ama mailto:E-mail-Calidhuux86@hotmail.com


Xafiiska wararka ceelqaboobe.com


Muqdisho-Soomaaliya



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 4
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.