RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Xulka Qaran Spain oo ku guuleystay Ciyaarihii Koobka Aduunka ee 2010- 12 Jul 2010
waxaa la daabacay Mon 12 Jul 2010 09: 39: 27
Kumanaan dadweyne ah ayaa ka qeybgalay daawashada Ciyaarahaasi Xulka qaranka K/Cagta Dalka  Spain ayaa ku guuleystay in ay hantaan koobka adduunka markii ugu horeysay, ka dib markii 1-0 ay kaga badiyeen xulka Holland ciyaartii kama dambeysta aheyd ee ciyaaraha adduunka ee ka dhacday Dalka K/Afrika.

Daqiiqadaha dheeraadka ah ee lagu daray Ciyaarahaasi intii ay socdeen ayaa waxa ay Ciyaarta geliyeen xiise iyo farxad dheeraad ah, iyadoo labada kooxood  mid waliba ay ku dadaashay inaan wax gool ah laga dhalin, hase yeeshee markii danbe waxaa gool shabaqa ku riday ciyaaryahan A. Iniesta oo qaata Numerka 6 kana ciyaara weerarka dhinaca Spain , wuxuuna goolkaasi dhaliyey iyadoo  afar daqiiqo kaliya ay ka harsan tahay 30-kii daqiiqo ee ciyaatra lagu daray.


Ciyaarta Koobka Aduunka ayaa ku soo gabagabowday (Spain 1-0 Holland), waxaana koobkii adduunka sanadkan uu raacay xulka Spain oo ciyaaryahanadiisu u badnaayeen ciyaaryahanada kooxda Barcelona.


Ciyaarta finalka aheyd ayaa ka dhacday garoonka Soccer City ee magaalada Johanesburg ee Koonfur Afrika, waxaana halkaasi ku sugnaa daawadayaal lagu qiyaasay 84,000. iyadoo si aad ah loo adkeeyey amaanka garoonka iyo harerihiisa.


Garoonka Ciyartaasi ka dhaceysay waxaa ku sugnaa madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela oo markii danbana koobka gudoonsiiyay kooxda guuleysatey ee xulka Spain.


Malaayiin dad ah oo kale ayaa shaashadaha telefishanada kala socda ciyaarta caawa, iyadoo labada dal ee Spain iyo Holland caawa dadweynahooda ay si gaar ah ula socdeen ciyaarta.


Ciyaartu markii ay dhamaatay  waxaa magaalada Madrid ee dalka Spain ka bilawday damaashaadyo farxadeed oo lagu soo dhoweynayo guusha ay Kooxda Ciyaartoyda Spain ka gaartay Ciyaarihii Koobka Adduunka


ceelqaboobe.com


calidhuux86@hotmail.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 5
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.