RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Majaajiliiste Marshaale oo xalay kooxo hubeysan ku toogteen Muqdisho.- 01 Aug 2012
waxaa la daabacay Wed 01 Aug 2012 04: 40: 13
Malaayiin dad Soomaaliyeed ah ayaa aad uga naxay Markii ay maqleen dilka Marxuumkaasi oo aan la ogeyn sabab ka danbeysay in la dilo

Aaska Marxuumka oo ka dhacay Xeradii Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qerybgalay qaar ka mid ah qeybaha Bahda warbaahinta  magaalada Muqdisho Majaajiliistayaal iyo dadweyne kale oo aad uga xumaa qaabka loo dilay Marxuumkaasi.


Dadka ka qeybgalay dilka Marxuumkaasi ayaa waxaa ka mid ahaa Majaajiliiste Cabdi Muruudi dheere oo loo yaqaan (Ajakis) iyo xubno ka mid ah qeybaha Fanka Soomaaliyeed waxa ayna Alle uga baryeen in uu naxariistiisa ka waraabiyo.


Fiidnimadii xalay ayaa kooxo hubeysan ku toogteen Marxuumkaasi gurigiisa oo ku yiil degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho lamana oga sababta ka danbeysay dilkiisa haseyeeshee waxaa xiliyadii ugu danbeeyay dalka Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho ka socday ugaarsiga iyo dilalka lagu hayo dadka ka shaqeeya qeybaha warbaahinta.


Marxuum Marshaale ayaa waxa uu ka mid ahaa Shaqaalaha Telefwshinka Universal xafiiskiisa Muqdisho waxa uuna ahaa Majaajiliiste ay dadku aad u jecelyihiin,islamarkaana caan ka ah gudaha dalka Soomaaliya.


Malaayiin dad Soomaaliyeed ah ayaa aad uga naxay Markii ay maqleen dilka Marxuumkaasi oo aan la ogeyn sabab ka danbeysay in la dilo.


Ceelqaboobe.com


Calidhuux86@yahoo.com


Calidhuux88@hotmail.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 4
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.