RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

GEN. GACMO DULLE: “Ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wereegeen deegaanka km-50 ee gobolka shabeelada hoose”- 04 Aug 2012
waxaa la daabacay Sat 04 Aug 2012 06: 45: 21
Saraakiisha ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inay la wareegeen garoonka diyaaradaha KM-50 ee gobolka Shabeellada hoose.

Jen. Cali Caraaye Cosoble (Gacma-duulle) oo kamid ah saraakiisha sar sare ee ciidamada DKMG ah ee ka dagaalamaya gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM aysan la kulmin wax dagaallo ah, ayna haatan ku sugan yihiin garoonka iyo goobo ku dhow-dhow.

"Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ayaa saakay ka dhaqaaqay xerada Laanta-buuro oo bishii hore ay qabsadeen, waxaan u suuro-gashay inay la wareegaan garoonka KM-50 iyo tuulooyin agagaarkiisa ku yaalla," ayuu yiri Jen. Gacma-duulle.

Jen. Cali Caraaye Cosoble (Gacma-duulle) wuxuu intaas ku daray in dhallinyaro ka tirsan Al-shabaab ay dhowr goobood kasoo rideen rasaas xiligii ciidamdu gaareen deegaanadaasi, balse ay markii dambe iska carareen sida uu hadalka u higay, wuxuuna rajo ka muujiyay inay horay uga sii socon doonaan goobihii ay maanta la wareegeen.

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in xeelad dagaal ay uga baxday deegaannada ay la wareegeen ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM , iyadoo dad goobjoogayaal ah laga soo xigtay inay arkeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo ku sugan agagaarka garoonka KM-50.

Garoonka diyaaradaha ee KM-50 ayaa wuxuu 50-km dhinaca koonfureed kaga beegan yahay magaalada Muqdisho, wuxuuna 20-km u jiraa degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose, iyadoo garoonka oo ahaa mid laga dajin jiray jaadka in kastoo sannadihii ugu dambeeyay uu ahaa mid aan shaqeynayn.


Dhanka kale Howgallo ay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ka sameynayeen labadii maalmood ee lasoo dhaafay waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxay kusoo qab-qabteen askari dhac u geysanaysay dadka shacabka ah, iyadoo dhowr askari oo kalena lagu dilay howgalkaas.

Saraakaal u hadlay ciidamada dowladda KMG ah ayaa sheegay in howagllada oo ahaa kuwo qorsheysan ay kusoo qabqabteen in ka badan 40-askari oo dhac geysanayay shacabka ayna sidoo kale ku dileen askar kale.

"Howgalladu waxay ahaayeen kuwo xaqiijinayay ammaanka waddada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, waxaana lagu dilay dhowr askari oo diiday inay hubka dhigaan, in ka badan afartan askari oo kalena waa la qabtay," ayuu yiri sarkaalkaasi u hadlay hay'adaha ammaanka ee dowladda KMG ah.

La og askarta lagu dilay howgalka tiradooda, ayaa haddana waxay howgalladan noqonayaa kuwii ugu horreeyay oo noocooda ah oo ay ciidamada DKMG iyo kuwa AMISOM ka sameeyaan waddada isku xira Muqdisho iyo Afgooye.
Ceelqaboobe.com


Calidhuux86@yahoo.com


Calidhuux88@hotmail.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 5
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.