RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Xarakada Al-shabaab oo weeraro ku qaaday saldhigyo ciidamada dowlada Soomaaliya ku lahaayeen degmada Afgooye.- 05 Aug 2012
waxaa la daabacay Sun 05 Aug 2012 02: 46: 57
Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay weerarkaasi, iyadooxustay in dagaalka ay ka gaareen hadafkii ay ka lahaayeen

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelada hoose ayaa sheegaya in Xoogagga Al-shabaab ay xalay weeraray ku qaadeen laba saldhig oo ay ciidamada dowladda KMG ah ku lahaayeen degmadaasi, iyadoo la sheegay inay dhowr qof oo ka tirsan labada dhinac ku dhinteen dagaalkaas.


Goobjoogayaal ku sugan degmada Afgooye ayaa sheegay in dagaalku uu ahaa mid aad u xoog badan socdayna muddo kooban, iyadoo aysan weli saraakiisha DKMG ah ka hadlay weerarkii xalay lagu qaaday degmada Afgooye.


Goobaha la weeraray ayaa waxay kala ahaayeen saldhig ku dhow koontaroolka laga galo degmada Afgooye ee Baar Ismaaciil iyo dugsigii sare ee degmadaas oo ah saldhig ay daggan yihiin ciidamada milateriga iyo kuwa nabadsugidda DKMG ah ee Soomaaliya.


"Dagaalkii xalay wuxuu ahaa mid aad u xooggan, waxaana dhimasho iyo dhaawacyo ay kasoo gaareen afar qof oo shacab ah, kuwaasoo ay rasaasta habowga ah ugu tagtay guryahooda," ayuu yir goobjooge ku sugan degmadaasi Afgooye.


Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay weerarkaasi, iyadoo xarakadu intaas ku dartay in dagaalka ay ku qaadeen degmada Afgooye ay ka gaareen hadafkii ay ka lahaayeen waxaana dagaalkaasi kusoo beegmay xilli ay ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM shalay la wareegeen deegaanno ay ka mid yihiin garoonkii diyaaradaha ee KM-50 ee gobolka Shabeellada Hoose iyo deegaano hoos taga.


Degmada Afgooye ayaa waxay ka mid tahay degmooyinka Al-shabaab laga qabsaday bishii May ee sannadkan, markaasoo ay ciidamada DKMG ah oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ay ka duuleen Muqdisho si ay u qabsadaan Afgooye iyo inta u dhexeysa Muqdisho oo ay Al-shabaab awood badan ku lahayd.


ceelqaboobe.com


calidhuux86@yahoo.com


calidhuux88@hotmail.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 4
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.