RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Ciidamo booliis ah oo ka socda Midowga Afrika oo howlgalo ka bilaabay Muqdisho.- 08 Aug 2012
waxaa la daabacay Wed 08 Aug 2012 04: 33: 05
Ciidamo Boolis ah oo ka socda Midowga Afrika ayaa maalmihii lasoo dhaafay kusoo qul-qulayay Muqdisho,iyagoo ka howl geli doono Saldhigyada Booliska magaalada.

Ciidamo Boolis ah oo ka socda Midowga Afrika ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo ka howl geli doono Saldhigyada Booliska magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb qaataan sugida ammaanka doorashada la filayo in bishan dhamaadkeeda ay ka dhacdo magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xaamud ayaa sheegay in Ciidamada Booliska ay soo gaareen magaalada Muqdisho ka qeyb qaadan doonaan xaqiijinta ammaanka, isagoo txusay in Ciidamadan ka socdaan dalka Uganda.

Col Xaamud oo la hadlay Idaacada BBC-da ayaa sheegay in Ciidamadan ay horu-dhac u yihiin Ciidamo kale oo Boolis ka imaanaya Nigeria, Sierra Leone iyo Jabuuti oo ah Ciidamo Boolis ah oo aan aheyn Ciidamada Milateriga AMISOM.

"Ciidamadani maanta ilaa doraad ayay Muqdisho imaanayeen, waa Ciidamo Boolis ah oo howl gaar ah la galaya Ciidamada Booliska Soomaaliyed, hada Ciidamada ugu horeeya waxay ka yimaadeen dalka Uganda"ayuu yiri Col. Xaamud Afhayeenka Ciidamada AMISOM.

Ururka Midowga Afrika ayaa hore u sheegay in Ciidamo Boolis ah uu u soo dirayo Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan sugida ammaanka Muqdisho, kadib markii Ciidamada Milateriga AMISOM ay banaanka uga baxeen markii u horeysay magaalada Muqdisho.

Ciidamadaan Booliska ah ee kasocda Midowga Afrika waa markii ugu horeysay ee ay soo gaaraan Muqdisho, waxaana arrintan ay noqotay mid laga hadal haayo magaalada, kadib markii lagu arkay wadooyinka Kolonyo cusub oo ku buufsan Calaamada AU Police oo ka duwan kuwii lagu yaqiinay Ciidamadii AMISOM ee Milateriga ahaa.


Ceelqaboobe.com


Calidhuux86@yahoo.com


Calidhuux88@hotmail.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 5
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.