RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Augustine Mahiga oo Odayaasha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ka dalbaday in 24-saac lagu soo gudbiyo liiska xildhibaanada- 17 Aug 2012
waxaa la daabacay Fri 17 Aug 2012 02: 42: 30
Dooda ugu badan ayaa waxa ay ka taagan tahay xubnaha qaar lagu celiyay odayaasha dhaqanka

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa ka codsad Odayaasha dhaqanka ay inay ixtiraamaan mudada la heysto iyo sida waqtiga gabaabsi u yahay, islamarkaana muddo 24-saac lagu soo gudbiyo Liiska xildhibaanada.

Hadalkaan ayuu jeediyay Danjiruhu xili uu booqday madasha Odayaasha dhaqanka ee agagaarka garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoo qaar ka mid ah odayaashu ay weydiisteen in loo madax banaaneeyo howshooda, sidoo kale ay qalad tahay in dib loogu celiyo liiska ay soo gudbiyeen, inkastoo uu taa ka meer meeray Augustine Mahiga.

Dooda ugu badan ayaa waxa ay ka taagan tahay xubnaha qaar lagu celiyay odayaasha dhaqanka, iyagoo ku adkeystay in aanay dib ula laabaneyn loona qaato sida ay usoo gubiyeen, haseyeeshee waxaa meesha ku jira nuuca uu noqonayo cida noqneysa xildhibaan iyo waxa looga baahanyahay in uu lahaado.

Gudiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka ayaa ku doodaya in xubnaha soo buuxin waayay shuruudaha, kuwa aqoontooda ay hooseyso iyo shaqsiyaadka dambiyada lagu tuhmayo ay yihiin kuwo aan boos uga banaaneyn Baarlamaanka.

Waxaa jira is qab qabsi beelaha dhexdooda iyo khilaaf ka taagan waqtigii la filayay in lagu soo bandhigo tirada Baarlamaanka cusub Iyadoo sida muuqata ay suurta galtahay in dib u dhac ku yimaado. 


Saacadaha soo aadan ayaa la filayaa in la soo bandhigo liiska xubnaha cusub ee Baarlamaanka, iyadoo Gudiga xalay oo dhan aanay u kala kicin hubinta xubnaha la soo gudbiyay.


ceelqaboobe.com


calidhuux86@yahoo.com


calidhuux88@hotmail.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 3
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.