RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo xildhibaanada soomaaliya usoo jeediyay in ay doortaan shaqsi ku haboon hogaaminta umada Soomaaliyeed - 31 Dec 1969
waxaa la daabacay Wed 31 Dec 1969 16: 00: 00
Augustine Mahiga wuxuu xildhibaanada baarlamaanka ka codsaday inay ka fikiraan codkooda iyagoo ka fikiraya wanaagga dalkooda, Danjire Augustine Mahiga Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya ayaa xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya uy inay soo doortaan hoggaamiye soo dhisi kara dowlad wanaagsan oo macquul ah sida hoggaanka mideysan ee baarlamaanka Soomaaliya.

Danjire Mahiga wuxuu ku tilmaamay baarlamaanka hadda jira inuu yahay kii ugu aqoonta badnaa ee matala shacabka oo abid soo mara taariikhda Soomaaliya, isagoo xusay inay ogaadaan xildhibaannadu inay yihiin hay’add lagu aamay ayaaha dalkooda.


Isagoo ka hadlayay diyaar-garowga doorashada madaxweynenimo ee Soomaaliyeed ayaa wuxuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo bulshada caalamka ay indho gaar ah ku eegayaan maalmaya yar ee harsan iyagoo qaba rajo iyo hami weyn, waana inaad kasoo dhalaashaan hamigaas.


"Run iyo been waxaa maalin uun kala caddaan doona wararka sheegaya in musuqmaasuq iyo laaluush bixin ay jiraan si la isugu dayo in codadka la iibsado Murashaxiintu madaxweynaha waxay idiin soo bandhigi doonaan qorshayaashooda siyaasadeed, dhageysta oo xulashadiina ku saleeya sida ay u kala wanaagsan yihiin," ayuu yiri Mahiga, "


"Codadka la dhiibanayo waa sir mana ogaanayo qof dhiibanaya codkiida iyo alle awoodda leh ee uumay lama ogaan karo qofka aad codkaada siisay – laguma ogaan doono mana dhici doonto in la idinka aar guto," ayuu Mahiga ku yiri warqaddiisa furan.


Augustine Mahiga wuxuu xildhibaanada baarlamaanka ka codsaday inay ka fikiraan codkooda iyagoo ka fikiraya wanaagga dalkooda, sidoo kalena wuxuu kula taliyay inay ogaadaan inuusan saarnayn waajib aan ahayn kan dal.


"Dooro murashaxa noqon doona daacad kana soo bixi kara hoggaaminta dalka ee leh argti fog oo ku habboon afarta soo socota ee dhismaha iyo isbedelka nabadda Soomaaliya," ayuu yiri Danjire Mahiga oo la dardaarmayay xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.


Ugu dambeyn, ergaygu wuxuu kusoo gabagabeeyay warqaddiisa furan: "Sharaftiina iyo fursaddiinna waxay ku jiraan cod dhiibashada qarsoodiga ah, ha ogolaan in fursaddan ay siibato 10-ka bishan September ee soo socota."


Hadalka danjire Mahiga ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo ay Muqdisho ka socdaan ololayaal fara badan oo murashax walba u ku doonayo inuu ku kasbado xildhibaannada baarlamaanka si ay isaga codka u siiyaan uuna ugu guuleysto hoggaaminta Soomaaliya afarta sano ee soo socota.


ceelqaboobe.com


calidhuuux86@yahoo.com



Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 5
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.