Waxaan aad ugu faraxsanahay sida ween ee ay isku xilqaameen odayashii ka tagay dalalka Ingiriiska iyo Norway ee waqtigooda ku qaaliga ah u huray ama xasuustay dadkoodii iyo degaankooda, waxaana leenahay ilaah ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo.
Waxaan kaloo u mahad celinayaa website-ka ceelqaboobe.com sida uu ula socdo arimaha Dur- Dur iwm. mahadsanidiin.
A.A.Adoon, Dubai UAE.