RADIOBANADIR
faalmaadax.com
 saafi.co.uk
Bclub19.com
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
 Baydhabo.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
calanka.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com

fiirsi.com
Furqanshop.com
galcad.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
 Gololey.com
Gobeey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hiiraan
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hiiraannet.com
Hobyo-one
Horseednet
Huriwaa.com
Idamaale.com
iibka.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
jiinwabi.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
jubbafc.com
Kacdoon.com
Kulmis.com
 Londoneyenet
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Markanews.com
Midnimo.com
Mudug online
 Muuqaal.com
Qaadisiya.com
Qorahay.com
RSTV Online
 saafifilms.com
Saxafada.com
Shabelle.net

 Shabelahasare

shaleemo.com
 Shaaciye.com

 Socdaal.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali Media
Somali Yemen
Somali star TV
Somali start page
Somali wide
Somaliaswiss
somalibantu.com
 Somalidamanta
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliweyn.com

somalisan

SomLove.com
Somsports.com
Tadkirah.com
Talowanaag.com
Unhs.us
Waayaha.net
Wardheernews
Wargeyska
WarQabad.com
 Warsheekh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
Xurnimo.com
Yaaqshid.com
Youtube Videos

Ardayada reer ceeldheer oo wax ka barata dalka sudan oo hambalaya u dirayaan odayashii iyo gudiga soo qabaqabiyey shirarka ka socda muqdsiho dhexdana u xeratay dhisataanka magaalada cusub Dur Dur. - 12 Aug 2008
waxaa la daabacay Tue 12 Aug 2008 07: 40: 57
Ardayada reer ceeldheer oo wax ka barata dalka sudan oo hambalaya u dirayaan odayashii iyo gudiga soo qabaqabiyey shirarka ka socda muqdsiho dhexdana u xeratay dhisataanka magaalada cusub Dur Dur.

DAw Development Organization waa urur ay ku midaysan yihiin dhamaan dhalinta reer ceeldheer iyo degaanada hoos taga wuxuna ka dhisan yahay dalkan sudan Waxaan Gadoomiye ka ah Khaled muxyadin Xaaji Axmed Afarx
Waxaana Xoghaye guud ka ah Cali cabdi cabdule cadawe dhaman urarkan wuxuu ku dhisan yahay in wax ay u qabtaan dhamaan dhalinta reer ceeldheer iyo tulooyinka hoos taga

Waxaaan halkan hambalyo aan lasoo koobi Karin uga direen dhamaan dadkii isku xilsaaray hormarinta magaalooyinka ceeldheer iyo tulooyinka hoos tago
Waana arin lagu farxo manta waxay bilawayn wado cusub ooo in lagu daysado mudan
Hadii aan nahay dhalinta reer ceeldheer iyo tulooyinka hoos tago aad ayaan uga faraxsanahay manta wax aad u qabateen manta degaanadeena aan ka soo jeedno

Sido kale halkan waxaan halkaan si gar hambalyo uga dirayaa Macalin nuur maaxmed siyaad oo ah macalin waligiisa jeclaa hormarka dadkiisa iyo deeganada uu ka soo jeedo sido kale dr xusen xaji boot iyo xaji cali adoon ciise cibaar cismaan dhaamn raga soo qaban qaabiye shirkaan ka socda magaalda muqdsiho waxaan ka rajaynaynaaa in uu noqodo mid wax ku ool oo
Uga dabeyntii dhaaman odayaasha aqoonyahninta iyo culumada reer ceeldheer iyo tulooyinka hoos yimaada waxan kalo u shegay ka urur ahaan in ay ku daraan dadaalada ay wadan in ay xaga wax batashada ka hormariyaan dhalinta soo baxayso hadii ay noqn laheed kuwa dhameeye dugsuyada sare ayna ku dheeri gilayaan waxbarashada in ay sii wataan gudi wax barashana ha semayaan si looga war waqabo inta wax barato oo loona helo mustaqbalka dad aqoon leh oo reer ceeldheer wabilaahi towfiiq

Wixii xariir uarakaan waxaa lagala soo xariir karaa
Tell 0249121065290,email
dr-khalid1@hotmail.com
Calicabdi6@hotmail.com
Tell 00249122532605


Search here for every thing you wish to find more... it is Dynamic Search
Custom Search

Back to home|Top of the Page

Magaca:
Furaha
Online Users: 3
Total:  
 
 
Webstats© 2008 CEELQABOOBE.COM- All Rights Reserved |Designed by Ileys Technology Inc.