ASC WR WB
Salaanta islaamka kadib, waxaan ku mahadinayaa Allaah, waafajinta uu Allah idin waafajiyey arintan qiimaha badan ee ah inaad maanta ku baraarugteen waxtarka dadkiina & wax u qabashada dhulkiina, waxaan Allaah idinkaga baryayaa inuu idin fududeeyo amuuraha, aragtidayda iyo taladeyduna waa in arinta uu hogaan aamin ah, caddaalad ahna uu hogaamiyo, shaqadana uu qabto xirfadle aqoon leh, mudnaantana lasiiyo dhalinyarada wax baratey, gaar ahaan cilmiga diinta iyo kan maamul.
Sidaas iyo wabillaahi Towfiiq.
XASAN DUWE, OSLO, NORWEY.